|

Dowlada Soomaaliya oo ku bixinaysa Qandaraas Calanka saxda ah ee Dalka-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qandaraas ay u  tartamayaan ganacsatada dalka sidii lo nashqadeyn lahaa calanka Soomaaliya oo sax ah.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu sheegay in tan iyo burburkii dowladii hore ee Siyaad Barre dalka uusan lahayn hal calan oo la isku raacsan yahay.

Sidoo kale qoraalka ayaa lagu xusay in xafiisyada dowlada ay yaalaan calamo kala duwan sida qaar ah buluug qafiif ah,buluug madow ah, buluug dhexe iyo weliba xiddigo kala jeeda.

Heshiis Ganacsi la galaysa shirkadaha sameeya daabacaada ee awooda u leh inay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed ayaa muddo toban sano ah laga doonayaa in meel walba oo dalka ka mid ah ay geyn karaan calan.

Tartan daah-furan ayey wasaaradu sheegtay in loo sameyn doono shirkadaha soo buuxin kara shuruudaha uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye oo ku qoran Warqada hoose:-

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65589

Posted by on Jul 31 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: War Majeerteen guracan iga dheh.
  • Abdi: Marxuumkaas waxa loo dillay “Position ka shaqo ee uu hayey”. Sida darteed, dadka sida deg dega ah...
  • Abdi: Mr. R. Mustaqbal; Waan ka xumahay in maqaalka uu ka soo dheereeyey “Raalli gelin ay bixisay Dawladda...
  • mohamuud: BEESHA ISAAQ DADKA WAR HAUGA DHIGIN MAGACOODA WEBKA DHAN BAAD KU XAYAYSIISATAY MA HUNGURI SHILIMO AYAA GALAY
  • turab: https://www.youtube.com/watch? v=6CtwuCk1vKM