|

Daawo:-Gabdho ka socday Ururka Kalkaal oo booqday Degmadda Awr-boogays-Video

Laascaanood (Horufadhi News)- Magaalada Awr-boogays ee Gobalka Sool waxaa gaadhay Gabdho ka socday ururka Kalkaal oo ah urur inta badan ka shaqeeya arrimaha caawinta Dadka Deegaanka iyo arrimaha Bulshada ,waxaana ay halkaas kula kulmeen Xubnaha ka socday ururku odayaasha dhaqanka ee Degmada Awrboogays iyo shacabka kala duwan ee Deegaankaa waxaana ay halkaas ka dhagax dhigeen Cusbitaal loogu tala galay in loogu adeego dadka degmada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65568

Posted by on Jul 31 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Kalshale: Jaamac siyaad intaas ayay garan laayihiin ka shaqaysta Maalinta xaaladdu xabad noqontana dhulbahane ayaanu...
  • Rasta buuni: Maxuma haday dhab ka tahay
  • Abdi: Hambalyo iyo sallaan baanu hawda u marinayna Dawladda Federalka Soomaaliyeed sida adag ee ay sutida ugu hayso...
  • Abdi: Haddii arrintu noqotay dagaal shaashiyeed, Soomaalidduna ha iska joojiso “Qaadka baas” ee Soomaali...
  • Abdi: Sida ka muuqata hab dhaqanka iyo maamulka Ahlu-Sunna, waxa muuqata in ay yihiin “xer” si gaar ah u...