|

Daawo:-Khayre oo markii ugu horaysay ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo Midnimadda Soomaaliya-Video+Khudbadda

Garoowe ( Horufadhi News)-Xasan Cali Khayre raisal wasaaraha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya oo saakaa boqolaal shacab ah oo u badan ardayda jaaamacada kula hadlay hoolka jaamacada Bariga Africa Garoowe, ayaa ka hadlay xaalada Tukaraq iyo Isbadalka ka socda Dunida .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xasan Cali Khayre waxa uu wax lagu xumaado ku tilmaamey xiisada ka taagan Tukaraq, waxaa uuna tilmaamey in waqtigaan aan loo baahnayn dagaal, xiisadaasna lagu bedelo Xasilooni, Nabad iyo Horumar, Raisal wasaaruhu wuxuu bulshada ugu baaqay in arinkaas la dajiyo oo la tabliiqiyo, Sidoo kale waxa uu hadakiisa raaciyay in Midnimada Soomaaliya ay tahay Muqadas.

Wuxuu tusaalle usoo qaatay Heshiiskii Labada Kuuriya iyo Midkii Ereteriya iyo Itoobiya,  Wuxuuna Xusay inaan Cidna maanta meel gaar u istaagi karin, Wuxuuna Soomaali ugu baaqay inay Gacmaha is qabsadaan.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65556

Posted by on Jul 30 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...
  • Abdi: Qoraagga maqaalkani warar cadcad oo badan buu soo bandhigay. Waanna loo baahna. Anna waxan ku daraya:...