|

Allaah u naxariistee Odey Xasan Dullin oo ku Geeriyoodey Columbus{Tacsi}.

Waxa shalay galab lagu Aasay  magaalada Columbus Ohio, mid ka mid ah odyaasha iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee ku dhaqnaa magaladaasi, Xasan Ibrahim Dullin, ayaa ka mid ahaa dadka sida weyn bulshadu u taqaanay, wuxuuna kaalmaha hore kaga jiray arimaha bulshada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo kuwa gaar ahaaneed ee deegaanada uu ka soojeedo isagoo caan ku ahaa caawinta iyo ka qayb-qaadashada Samafalka.

Dad badan ayaa Aaskiisa ka soo qaybgalay walow marxuumku uusan hayn xanuun hore.

Waxa tacsida marxuumka u diray dad badan, basle waxaan ka gaadhnaa dadkan

Maxamuud Ali Qodax

Ahmed Maxamed Xandulle

Xasan Guhaad Xaaji Ahmed

Abdi Cali Dheeg

Abdullaahi Faracade

Abdullaahi Ahmed Sulub

Suleimaan Xaashi Dheere

Xasan Yagoori

Abdulrisaaq Sancad

Abdisamiic Xasan Boobe

Abdirashiid Ahmed Sulub

Cabdi Carab Kadiye

Xaylle Xasan Jaamac

Iyo dhamaan dad badan oo anaan soo koobi kareyn waxay marxuumka Allaah uga baryayaan Jannadii Firdowsa ehelkiina samir iyo imaan.

Shabakada Horufadhi media waxay tacsiyeynaysaa dhamaan qoyska reer Dulin iyo caruurtii uu ifkaga kaga tagay marxuumku.

Horufadhi

 

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=65321

Posted by on Jul 23 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...