|

Deg Deg:-Qarax xooggan oo goor dhow gilgilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Horufadhi News)-Qarax  xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa si aad ah looga maqlay magaalada oo dhan.

Uuro iyo qiic ayaa is qabsaday cirka, si dhab ah looma oga halka qaraxa ka dhacay, balse waxaa loo maleynayaa inay ku beegan tahay bartamaha magaalada.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii qarax ismiidaamin iyo weerar toos ah lagu qaaday xarunta Otto Otto ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga.

Qaraxan hada dhacay ayaa ku soo aaday, iyadoo saaka ay waddooyinka qaar ay xirnaayeen, xilli uu dhoofayay Madaxweyne Farmaajo.

La soco wixii warar ee ku soo kordho

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64871

Posted by on Jul 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...