|

Deg Deg:-Qarax xoogan oo ka dhacay iridka laga gallo Madaxtooyada Soomaaliya iyo Rasaas-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan uu ka dhacay albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya sidoo kale uu kuyaalo Hotelka SYL ay dagan yihiin masuuliyiin katirsan dowlada.

Jugta qaraxa oo aheyd mid xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaaan uuro iyo qiiq laga arkayay albaabka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ah mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay albaabka Hotekja SYL oo kuyaala halka laga galo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Waxii warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkaaga dambe Unsha Allah

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64873

Posted by on Jul 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...