|

Daawo:-Puntland oo Ciidamadii ugu badnaa oo kasoo kacay G.Sool kusoo dhaweysay Jiida Tukaraq-Video

Laascaanod (Horufadhi News)-Puntland ayaa soo bandhigtay Gaadiid Ciidamo ka yimid deegaanka Adhi-cadeeye iyo Laascaanood, Kuwaasi oo la sheegay inay ku Biiri doonaan Ciidamada Puntland ee dagaalka kula Jira Kuwa Somaliland oo ay isku Horfadhiyaan Deegaanka Tukaraq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Halkaasi ka hadlay Masuuliyiinta  Gudiga Difaaca ee Puntland, Saraakiisha Ciidamada iyo Qaar kamid ah Waxgaradka goobjooga ka ahaa Madasha lagu wareejiyey Ciidamadan.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64830

Posted by on Jul 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...