|

Daawo:-Deegaanka Sarmaan-Tuke oo Dugsi Diini ah laga dhagax dhigay,waxgaradka G.Sool iyo Cayn oo ka hadlay-Video

Buuhoodle ( Horufadhi News )-Deegaanka Sarmaan Tukke oo kamid ah deeganaada Hoosyimaada Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa Isugu yimid Waxgarad iyo Culimo  ka socday Laascaanood Iyo Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka deegaanka ayaa soo bandhigay Baahiyaha kala duwan ee ay Qabaan, Waxaana deegaankaasi laga dhagax dhigay “Machad diini ah ” Kaasi oo la sheegay inuu soo Saari doono Jiil Cusub oo Bulshada Anfaca, Waxayna Codsadeen in laga Qayb qaato dhismaha Dugsigaasi.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64839

Posted by on Jul 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...