|

Daawo:-Laascanood Cali Khaliif Galaydh oo sheegay in Puntland iyo Soomaliland midna lahayn Tukaraq-Video

Laascaanod (Horufadhi Newsd)-Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno kamid ah maamulka Khaatumo oo Warbaahinta kula hadlay Laascaanood ayaa  ka hadlay Arimo kala duwan, Wuxuuna halkaasi ka jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Wuxuu ka hadlay Xiisada gobolka Sool, Wuxuuna sheegay inaysan wax talo ah ku Lahayn “Dagaalka Wax Talo ah kuma lihin, Qarnigan aanu Joogno in  Maamulo midkoona aanu dhulka lahayn inay ku dagaalamayaan Nama Anfacdo.” Ayuu yidhi Cali Khaliif.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Markii aanu dagaalka kula jirnay Somaliland, Dadka maanta leh waxbayn isku nahay  Waxba nooma keenin, Balse Maanta oo Abaaro dhaceen waan arkayey Xoolo la Aruurinayo,  Marka aad dan  leedahay  maaha in Abtirsiimadu Shaqayso”

Wuxuu sidoo kale ka hadlay  Wadahadalkii Somaliland iyo Khaatumo,  Wuxuuna sheegay inay socdaan Kuwaasi oo ah wadahadal dhab ah.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64819

Posted by on Jul 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...