|

Daawo:-Wasiirka amniga Soomaliya oo tababar u furay maanta Saraakiishii ugu badnaa-Video

Muqdisho ( Horuadhi News )-Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Saraakiisha dhalinyarada ah ee maanta tababar loo furay, ayaa Ciidanka Booliska waxay kusoo biireen dhowaan, waxaana lagu qaatay Heerarkooda Waxbarasho, iyaddoo Tababarkaan lagu barayo sida uu shaqeeyaan Ciidanka Booliska iyo Sharuucda Booliska Aduunka.

Wasiirka ayaa sheegay in tababarkaan muhiim uu yahay saraakiisha dhalinyarada ah, maadaama ay wax badan ka kororsanayaan, waxaana Taliska Ciidanka Booliska uu ku ammaanay dadaalka ay galinayaan sare u qaadista aqoonta Ciidanka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64722

Posted by on Jul 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...