|

Deg Deg:-Mid kamid ah Wasiiradii xukuumadda Soomaaliya oo goordhow xilkii laga qaaday-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka looga qaaday Mid kamid ah Wasiiradii uu dhawaan soo magacaabay.

Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa xilka ka qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen oo xilkan loo magacaabay 22-kii bishii May ee sanadkan 2018-ka.

Wali lama oga sababaha rasmiga ah ee xilka looga qaaday Wasiirkan xilka hayay in ka yar sadex bilood, waxaana xilka Wasiirka si KMG ah u siin heyn doona wasiiru dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cabdixakin Xasan Ibraahim Ashkir.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64688

Posted by on Jul 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...