|

Daawo:-Isimadda dhaqanka SSC oo sheegay in aan wax shir ah la qaban doonin inta Laascaanood la xoraynayo-Video

Laascaanod  (Horufadhi News )-Qaar kamid ah Isimada dhaqanka ee Gobolada SSC oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay Xiisada dagaal ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, Una dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isimada ayaa soo jeediyey in la joojiyo Duulaanka lagu soo qaaday deegaanka, Waxayna Fariin gaar ah u direen Somaliland, Sidoo kale waxay sheegeen inay Qorshaynayaan in maamul loo sameeyo deegaanka. “Shir la qaban doono ma jiro, inta ka horaysa xoraynta magaalada Laascaanood oo Somaliland laga saarayo “. Ayuu yidhi Garaad saleebaan Buraalle oo ka mid ah Isimadii madasha ka hadlay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64691

Posted by on Jul 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...