|

Madaxweyne Ahmed Madoobe oo isku shaandheeyey golihiisii wasiirada-Akhriso.

Kismaayo (Horufadhi News)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa caawa isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay ku jiraan xubno cusub oo golihiisa ka mid ah.

Illaa 11 Wasiir ayaa isku shaandheynta ay saameysay, waxaa qaar ka mid ah loo kala bedelay wasaaradaha, halka kuwo kalena ay waayeen.

Wasiir Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ka mid ahaa xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga, waxaa uu horay u ahaa Wasiirka Dastuurka.

Halkan hoose ka akhriso wareegata

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64478

Posted by on Jul 5 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...