|

Daawo:-Puntland oo Ciidamadii ugu cuslaa wali kusoo daabulaysa Jiida hore ee Dagaalka Tukaraq-Video

Garoowe ( Horufadhi News )-Gudiga Difaaca Puntland ayaa Gobolka Sool kusoo dhoweeyay Ciidamo Cusub oo ka tirsan Puntland, Kuwaasi oo kamid Noqon doona Ciidamo Tiro badan oo mudooyinkii ugu dambeeyay Puntland gaysay Jiidaha dagaalka ee Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiin iyo Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa sheegay inay Ciidankan ka Qayb geli doonaan Difaaca dhulka Puntland, Islamarkaana ay meesha ka saari doonaan  Somaliland, Waxayna sheegeen inaan la Joojin doonin dagaalka ilaa ay dib ugu Noqonayaan Halkii ay ka yimaadeen.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64400

Posted by on Jul 2 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:-Puntland oo Ciidamadii ugu cuslaa wali kusoo daabulaysa Jiida hore ee Dagaalka Tukaraq-Video”

  1. fulaygu wax ka qoryo badan kkkkkkkkkk
    ta labaad laguma sheegi karo ciidamo waa maleeshiyaad lagu soo uruuriyey tola’ay daaroodow
    aniga waxay ila tahay siyaad barre wuxu ku dhintay Nigeria, cabdilaahi yusuf wuxuu ku dhintay Yaman farmaajona wuxuu ku dhimanayaa Kenia
    inoo bilaaba kkkkkkkkkkkk

  2. horta bintland miyaanay sir ciidan lahayn?
    anigaaba tirada maleeshiyaadkooda hala laga keenay iyo nooca hubka ay sitaan og oo medea ha ka daawaday kkkkkkkkk

  3. horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa tan cabaadkiinii la joogi waayey ethopia , IGad oo leh diyaar ayaanu u nahay in nala dhex dhexaadiyo adeer dheriga maxaa kulaylka ka keena waa dabka sow idinkii dhakh dhekh lahaa oo odhan jiray awoowayaasheen soo waraysta maxaa ka dambeeyey baryo yaa gaalow ahay bal Engriskaad leediheen xuduud ayuu na siiyey bal wax ha idin taro iidoor dambe oo hadlaya ma maqli doontaa manta ayaa la kala ogaanayaa ninkii soo waraysan laha xaarka iska duwa waxaan idin ka qarinayno ma jiraan in dhiheena oo shan ayaad ka huleelaysaan sool macaa daba dhilkiina la socda iidoor.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...