Home » July 31st, 2018 Entries posted on “July, 2018”

Akhriso:-Soomaliland Xukuumadii Siilaanyo oo la ogaaday in ay lunsatay Malaayiin Doller-Warbixin

Hargeysa (Horufadhi News) –Guddiga Ilaalinta iyo dabagalka Hantida ee golaha wakiillada Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta sheegay in shakhsiyaad iyo masuuliyiin ka tirsanaa xukuumaddii hore ee Somaliland ay lunsadeen hanti iyo lacago kala duwan. Guddida oo warbixin dheer ka hor akhriyay golaha wakiillada ayaa sheegay in sannadkii 2017-kii shakhsiyaadka hantida iyo lacagaha lunsaday ay ka mid […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Dowlada Soomaaliya oo ku bixinaysa Qandaraas Calanka saxda ah ee Dalka-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay qandaraas ay u  tartamayaan ganacsatada dalka sidii lo nashqadeyn lahaa calanka Soomaaliya oo sax ah. Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu sheegay in tan iyo burburkii dowladii hore ee Siyaad Barre dalka uusan lahayn hal […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Gaas oo maanta dhagaxa dhigay dhismaha Dekedda Degmada Garacad-Akhriso

Garoowe (Horufadhi News)-Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhagax dhigey deked cusub oo laga dhisayo deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. Dhagax dhigida dekedan oo hore loo qorsheeyay inuu si rasmi ah u dhagax dhigo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa saacadihii ugu dambeeyay uu ka baaqsaday ra’iisulwasaaruhu inuu dhagax dhigo kadib markii cadaadis badan […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qardho-Video

Qardho (Horufadhi News)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray Magaalada Qardho ee gobalka Bari. Wafdiga uu horkacayo ra’iisul wasaare Kheyre ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeyay dadweyne faro badan oo safnaa wadooyinka soo gala magaalada […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Muuse Biixi oo goordhow xilkii ka qaaday xubno uu ku jiro Gudoomiyihii G.Sool ee Soomaliland Cabdikhayre Dirir-Akhriso

Laascaanod ( Horufadhi News ) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto uu soo saaray madaxweyne ku sameeyay xil ka qaadis, magacaabid iyo isku-bedel ku sameeyey masuuliyiin ka mida xukuumaddiisa. 1.  Maxamed Xuseen Faarax Xiirane waxaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha. 2. Mustafe Godane Cali Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska 3. Cabdirashiid Xuseen […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Gabdho ka socday Ururka Kalkaal oo booqday Degmadda Awr-boogays-Video

Laascaanood (Horufadhi News)- Magaalada Awr-boogays ee Gobalka Sool waxaa gaadhay Gabdho ka socday ururka Kalkaal oo ah urur inta badan ka shaqeeya arrimaha caawinta Dadka Deegaanka iyo arrimaha Bulshada ,waxaana ay halkaas kula kulmeen Xubnaha ka socday ururku odayaasha dhaqanka ee Degmada Awrboogays iyo shacabka kala duwan ee Deegaankaa waxaana ay halkaas ka dhagax dhigeen […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Puntland Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka baaqday safar uu ku tagi lahaa degmada Garacad ee Gobolka Mudug-Akhriso

Garoowe (Horufadhi News)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka baaqday safar uu ku tagi lahaa degmada Garacad, halkaasoo ka mid aheyd goobaha la qorsheeyay inuu booqdo, inta uu ku guda jiro safarkiisa deegaanada Puntland. Wararka laga helayo Garowe ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu ka baaqsaday safarkaas culeysyo siyaasadeed darteed, waxaana qorshaha Garacad qeyb […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo kusii jeeda Degmadda Afgooye iyo Ciidamadda Jiidaas oo-Akhriso

Muqdisho ( Horufadhi News ) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ku sii jeeda degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo ammaanka degmadaas iyo nawaaxigeeda si aad ah loo adkeeyay. Ciidamo isugu jira Milateri, Boolis iyo Nabadsugid oo aad u hubeysan ayaa xalay saqdii dhexe gaaray Afgooye, si ay ugu gogol xaaraan Madaxweynaha. Madaxweyne […]

July 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Khayre oo markii ugu horaysay ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo Midnimadda Soomaaliya-Video+Khudbadda

Garoowe ( Horufadhi News)-Xasan Cali Khayre raisal wasaaraha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya oo saakaa boqolaal shacab ah oo u badan ardayda jaaamacada kula hadlay hoolka jaamacada Bariga Africa Garoowe, ayaa ka hadlay xaalada Tukaraq iyo Isbadalka ka socda Dunida . HALKAN KA DAAWO VIDEO Xasan Cali Khayre waxa uu wax lagu xumaado ku tilmaamey […]

July 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Dowladaha Soomaaliya iyo Eritrea oo Heshiis Afar qodob ah ku Saxiixday Magaalada Asmara-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa magaalada Asmara ku kala saxiixday heshiis ka koobkan afar qodob, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu soo gabagabeeyay booqashadii Saddexda cisho uu ku joogay. War murtiyeed ayaa laga soo saaray heshiiska ay kala saxiixdeen labada Madaxweyne. Iyadoo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee Ereteriya […]

July 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.