|

Daawo:-Wafdi ka yimid Muqdisho oo Buuhoodle kusoo Bandhigay Qorshaha Safarkooda-Video

Buuhoodle ( Horufadhi News) Wafdigii dhowaan ka yimid magaalada Muqdisho ee soo gaadhay Magaalada Buuhoodle oo Bulshada kula hadlay Jaamacadda Buuhoodle ayaa ka Warbixiyey Qorshaha Safarka ay ku yimaadeen deegaanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

C.fataax Maxamed Cali oo Horay usuu Noqday La taliyaha Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay inay Halkaasi u yimaadeen inay Bulshada ku sameeyaan Isbadal Muuqda oo ku saabsan, Dhinaca Waxbarashada, Caafimaadka, Dhaqaallaha, Horumarka Bulshada iyo Arimaha Siyaasadda.

Madaxwaynihii Hore ee Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac ( Indhosheel ) iyo Qaar kamid ah Waxgaradka kulanka kasoo qayb galay ayaa dhankooda Halkaasi ka hadlay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64290

Posted by on Jun 29 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...