|

Daawo:-Madaxda dhaqanka Beesha Habar-jeclo oo nabad ugu baaqay Puntland kana hadlay Xiisada Tukaraq-Video

Hargeysa ( Horufadhi News ) Madaxda dhaqanka ee Beesha Habar-jeclo oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeisa ayaa  Fariin Nabadeed u direen Puntland,  iyagoo ka hadlayey Xiisada dagaal ee ka taagan deegaan tukaraq ee Gobolka Sool una  dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dagaalka Tukaraq Waxaanu ugu Baaqaynaa Somaliland iyo Puntland in Xaalada lagu soo dabaalo Nabad-gelyo iyo Wadahadal, Si looga Baxsado dagaal Dad badan iyo Maal-badan lagu Khasaaro  uu Halkaasi ka dhaco. “

Dhinaca kale waxay ka hadleen Dhibaatada Colaada deegaanka Ceel-afwayn waxayna Labada beelood ee Colaadu u dhaxayso ugu Baaqeen Inay Nabad

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64297

Posted by on Jun 29 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...