|

Gaas oo maanta isku shaandhayn xoogan sameeyay iyo sida wax u dhaceen-Akhriso

Garoowe ( Horufadhi News )-Cabdiweli Maxamed Cali gaas madaxweynaha Puntland oo mar dhawayd digreeto kasoo saaray xafiiskiisa Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 28/6/2018 waxa uu isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mida Agaasimayaal Guud iyo Agaasime waaxeedyo wasaaradaha.

1. Axmed Cali Shire (Kayse) oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka.

2. Ibraahim Xareed Cali oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha.

3. Aadan Caabi Samatar oo ahaa Agaasimaha waaxda Horumarinta Xoolaha loo magacaabay Agaasimaha waaxda caafimaadka xoolaha.

4. Cabdirxmaan Maxamed Jaamac oo ahaa Agaasimaha waaxda caafimaadka xoolaha loo magacaabay Agaasimaha waaxda Horumarinta Xoolaha.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64268

Posted by on Jun 28 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Gaas oo maanta isku shaandhayn xoogan sameeyay iyo sida wax u dhaceen-Akhriso”

  1. maxaa isku shaandhayn culusa ??? ma afarta agaasime ee shaqada loo kala bedelay…
    waar ilayn meesha waxba ma yaalaan kkkkklll

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...