|

Daawo:-Madaxdii dhaqanke ee Imaaraadka oo soo gaadhay Puntland iyo Boqor Burhaan oo Qardho kusoo dhaweeyay-Video

Boosaaso ( Horufadhi News)-Wafdi dhaqan ah oo ka socda Wadanka Isku taga imaaraadka Carabta ayaa soo gaadhay magaalada Qardho, Waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay Boqor-burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Madaxda dhaqanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxay ujeedka Socdaalkooda ku sheegeen inay Kor ugu qaadayaan Xidhiidhka dhaqan ee ka dhexeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya, Waxaana halkaasi ka hadlay  Maxamed Khaliifa  iyo Madaxda dhaqanka ee soo dhoweeyay.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64257

Posted by on Jun 27 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Madaxdii dhaqanke ee Imaaraadka oo soo gaadhay Puntland iyo Boqor Burhaan oo Qardho kusoo dhaweeyay-Video”

  1. Bismillaah

    UAE, madaxdoodii dhaqanku waa kuwa loogu yeedho Sheekhyada iyo Amiiroda ee haysta xukunka Emirates-ka, waana kuwa adduunkii ka yaabay Jahligooda, caqli xumadooda iyo siday caalamka uga danbeeyaan. 3bilyan bay Ethiopia ku siiyeen sidii ay Somaliya ula dagaalami lahaayeen xabashidu. Maxay qolyahan toobabka sitaa ku soo kordhin karaan Qardho, waxba. Qardho waxa laga taageeraa Dawlada Fedralka.

  2. Trub ma waxaad ka xun tahay imaanshaha imaaradku tagay qardho adeer lagama taagero xamer oo qudha abu dhabina waa laga taageeraa ama toobab ha qabeen ama saraaweel ha qabeen wax adiga kaa khuseeya ma jiraan.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....
  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...