|

Daawo:-Buuhoodle Suldaan Siciid oo taageeray Shirkii Beesha Khaalid Habar-waa ee maanta-Video

Buuhoodle (Horufadhi News)-Suldaan Siciid Cismaan Cali oo kamid ah Salaadiinta dhaqanka ee Gobaladda Sool Sanaag iyo cayn oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa uu si weyn u taageeray Shir ay maanta Beesha Khaalid Habarwaa ku yeesheen Buuhoodle isla markaana ay taageero ugu muujiyeen kalsoonidana ku siiyeen in uu markale noqdo Xildhibaanka Beesha ee Puntland gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Maamulka Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaanku waxaa uu sidoo kale si weyn uga digay Beesha in Arrimaheeda la siyaasadeeyo isaga oo baaq u diray cid kasta oo ku abtirsata Beesha isla markaana ay khusayso arrintan isaga oo sheegay in laga shaqeeyo midnimadda iyo wadajirka Beesha wakhti xaadirkan.

Horufadhi News

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64251

Posted by on Jun 27 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...