|

Daawo:-Buuhoodle Beesha Khaalid oo shir Balaadhan ku taageeray Gudoomiye ku xigeenka Baarlamanka Puntland-Video

Buuhoodle (Horufadhi News)-Magaalada Buuhoodle waxaa maanta ku shiray Cuqaal iyo waxgarad waxaana shirkan ay si weyn ugu taageereen isla markaana dib loogu doortay in uu Noqdo Xildhibaanka Baarlaamka Puntland isla markaana uu mar kale Noqdo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Maamulka Puntland Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale waxaa ay Cuqaashu si adag uga hadleen isla markaana sheegeen in aysan Boos uga banaaneen Musharaxiin Beesha ah oo sheegay in ay xiliga rabaan in ay isku soo tagaan Xildhibaanimadda Beeshaas.

Waxgaradka iyo Cuuqaasha Beesha Khaalid Habarwaa ee shirka Balaadhan maanta Buuhoodle ku shiray ayaa sidoo kale ka digay in la siyaasadeeyo arrimaha Beesha.

 

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=64244

Posted by on Jun 27 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...