|

Daawo:-Madaxweynaha Soomaliland ee Dibad-wareega ah oo Garoowe si weyn loogu soo dhaweeyay-Video

Garoowe  (Horufadhi News ) Waxaa maanta magaalada Garoowe Xarunta Puntland lagu soo dhoweeyay Mustafe Martin Madaxwaynaha maamulka United Somaliland, Kaasi oo looga dhowaaqay dalka debediisa, kana soo horjeeda Siyaasada Somaliland ee Gooni goosadka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Garoowe kusoo dhoweeyay Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo sheegay inuu yahay Hogaanka dhabta ah ee Somaliland, Waxayna sheegeen in Garoowe tahay Hooyada Ummada Soomaaliyeed ayna soo dhowaynayso cidkasta oo Soomaalinimo ka shaqaynay

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=63849

Posted by on Jun 20 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?