|

Daawo:-Soomaaliya oo guul taariikhi ah ka gaadhay maamulka Hawadda iyo Xafiiskii Nairobi oo la xidhay-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Xafiiska Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hawada Soomaliya ugaga maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada.

Magaalada Nairobi ayaa tan iyo burburkii dowladii hore ee Soomaaliya waxaa laga maamulayay hawada Soomaaliya iyadoo lacago faro badan laga qaadayay diyaaradaha mara hawada Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay hore u kala saxiixdeen heshiis lagu soo rarayo xafiiska Nairobi oo Muqdisho la keenayo.

Dhamaadkii sanadkii hore ayay dowlada Soomaaliya ku dhowaaqday inay si rasmi ah ula soo wareegtay hawada Soomaaliya.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=63709

Posted by on Jun 19 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?