|

Daawo:-Puntland oo ka hadashay wixii maanta ka dhacay Laascaanood kuna dhawaaqday Dagaal Soomaliland..-Video

Garoowe ( Horufadhi News)-Guddiga difaaca Puntland, ayaa si kulul uga hadlay Xaalada magaalada Laascaanood oo maanta ciidanka maamulka Somaliland ay ku dhaawaceen dad shacab ah, kadib markii ay rasaas ku fureen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe, ayaa nasiib darro ku tilmaamay in maamul Somaliland uu maalin kasta si badheedha ah ugu xad gudbayo shacabka gobolka Sool, Wuxuuna sheegay inaysan Puntland ka dulqaadan doonin oo Arintaasi ay Ficil ahaan uga Jawaab celin doonto.

Dhinaca kale wuxuu sheegay in labadii haween ee lagu dhaawacay Laascaanod, iyagoo loosoo qaadi lahaa magaalada Garoowe, si loogu dabiibo in la celiyay loona diiday in Garoowe loo gudbiyo, Wuxuuna si cad u sheegay in Somaliland ay xabbad uga saaridoonaan magaalada Laascaanood.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=63379

Posted by on Jun 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Puntland oo ka hadashay wixii maanta ka dhacay Laascaanood kuna dhawaaqday Dagaal Soomaliland..-Video”

  1. La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.

  2. abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay balantuna waadiga lehe waxaa u soo dhiibay puntland ma waxaad mooday kuwii aad dhaameelka u daadin jirteen waa nin siciid harti ah oo doonaya in uu idin ku karbaasho Laascaanood oo aydaan dib dambe u soo hawaysan waa idinka ka calaacalaya TVyada maalin walba oo leh nabad ayaan rabnaa hadaad nabad doonaysaan ku noqda guriyheenii somalida ayaa tidhahda dab aadan kulaykiisa arag dambaskiisa kama leexatid. marna aad tirahdaan awooyasheen ayaan caydhsan jirnay marna aad calaacalshid bal iidoorow goormaad taarikhdaas yeelateen mise markii ay xabshidu idin dhiibtay laaascaanood ayaad taariikh ka dhigateen bal maanta ayaa la wada joogaa ha la arko qoladii awooyashood la eryan jiray.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.