|

Dowlad Yurub ka tirsan oo sharciga kala noqonaysa Qofkii Qaraabo salaan u taga Dalkiisa-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Wasiirka arrimaha gudaha ee waddanka Austria ayaa waxa uu sheegay in Qofki sharciga qaxoontimada ee waddanka heysta ee dib ugu laabtay Dalkii uu asal ahaan ka yimid oo dalxiis iyo tamashleyn ama qaraabo salaan u taga inay sharciga kala laabanayaan.

Wuxuu intaas ku daray wasiirku in dadkaas markii hore ay sheegteen in wadankii ay ka yimaadeen ay noloshooda oo helis ku jirtay kala soo baxsadeen.

Mar haddii buu yidhi ay ku laaban karaan wadankooda waxaa meesha ka baxday halista ay sheegan jireen.

Waxaa uu caddeeyay inuu sharciga degenaanshaha weyn doono qofka kasta oo ay ku cadaato inuu wadankiisa dib ugu laabtay isagoo sheegay inay u fududahay iney cadeyntiisa helaan ayna ka eegayaan macluumaadka dulimaadkiisa ee dayaaradaha uu raacay  iyo hadii xataa uu meelo kale oo aan waddankan ahayn uu ka dhoofay qofkaas in ay si fudud u soo heli karaan.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=63161

Posted by on Jun 11 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...