|

Daawo:-Qisadii Caalimkii Dadka Danyarta ah u hadli jiray -Rag iyo Dumar taariikhada raadeeyay-Video

Laascaanood (Horufadhi News)-Qisadani waa qisadii 12 aad ee qisooyinkii aan ugu tala galay bisha Ramadaanta. Culimadii hore waxa ay ahaayeen qaar markasta xusuusta danta dan yarta aan haysan cid u hadasha. Qidadani waxa ay tusaale u tahay sida ay marar badan ay baahida  dadka dan yarta iga hor marin jireen dantooda. Waa qiso ay cibro inoogu jirto dhamaanteen. Hadaad awoodo walaalahaaga kale sii gaadhsii…

HALKAN KA DAAWO….

Horufadhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=62870

Posted by on Jun 8 2018. Filed under diinta, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...