|

Daawo:-Jaaliyadda ka soo jeeda Deegaanada SSC ee Kenya oo Soomaliland ugu baaqay in ay isaga baxdo Gobalka Sool-Video

Nairobi (Horufadhi News) –Puntland oo Xiisad dagaal kala dhaxayso Somaliland ayaa u muuqata Inay Taageero balaadhan ka helayso Bulshada ku dhaqan gobolada SSC iyo Jaaliyaddaha kasoo jeeda deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Nairobi ayaa waxaa kulan ku yeeshay Jaaliyadda kasoo jeeda Gobolada SSC waxayna uga hadleen Xaaladaha kasoo Cusboonaaday deegaanka, Waxay sidoo kale Taageero u muujiyeen Puntland.

Arrimahan oo dhan ayaa imaanaya iyada oo xiisada labada maamul sii cakirmayso isla markaana ay isku birtumanayaan mid kastaana ku faanayo in uu leeyahay Gobalka Sool isla markaana difaacan doono.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=62763

Posted by on Jun 6 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Jaaliyadda ka soo jeeda Deegaanada SSC ee Kenya oo Soomaliland ugu baaqay in ay isaga baxdo Gobalka Sool-Video”

  1. Dad ka halkan ka hadlaya waa dad Puntland u naagaynaya oo Baabul ku taageeraya Puntlandnimadiisa. Kulankoodu kuma qotomo cilmi iyo xeelad. Waa hadal tororog ah keliya.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?