|

Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Xaaladda Laascaanood iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland-Video

Laascaanod (Horufadhi News)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Warbaahinta Magaalada Laascaanood ayaa sheegay in kulamo kala duwan laga yeeshay Dhibaatooyinka maamulka gobolku Bulshada ku hayo iyo Kacdoonka ka Jira Gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Garaadka oo ka hadlayey Xiisada ka taagan Tukaraq ayaa ku baaqay Nabadgelyo. “Shacabka Laascaanood waxaan leeyahay Nabadda Ilaashada oo isku Xidhnaada, Maanta Colaad Faa’iido maleh, Dhibaato idinku filan waad soo marteen, Maanta Nabad gelyo ayaan ku baaqayaa, Labada dhinac Garaadkoodkoodii ayaan ahay, Ummada Soomaaliyeed Garoodkoodii ayaan ahay “ Ayuu yidhi.

Garaad Jaamac ayaa sheegay in uu u kuur galay xaalada kacdoon ee Gobalka isla markaana uu wax kasta Guul kusoo dhamaadeen,waxaana uu sheegay in Reer Laascaanood nabadda ilaashadaan,waxaana uu sheegay in wax kasta oo soo kordhana ay dib ka wada hadli doonaan.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=62774

Posted by on Jun 6 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Ka hadlay Xaaladda Laascaanood iyo Xiisada Puntland iyo Soomaliland-Video”

  1. Hadda waa Beelli Eeeday nin kan leh meel walba waa nabad. Bal waxaan ka codsnayna weriyeyaasha warka ka soo duubay ee la jooga Laascaanod, in ay warsdaan Beelli Eeday su’aalahan soo socda:

    1. Muxu NABADDA u yaqaan iyo meeshu NABADDA ku arkay ee ay joogto.
    2. Waa ayo Maamulka Gobolka SOOL iyo Maamulka Degmadda Laascaanood ee
    uu la shiray ee wax hagaajinaya.
    3. Madaxda Maamulka uu Beelli Eeday la shiray, yay ka amar qaataan oo wax u
    maamulaan.
    Fadlan, weriyeyaal ninka ku noqda oo bal su’aalahaas ka waraysta.

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...