Home » May 31st, 2018 Entries posted on “May, 2018”

Dowladda Kenya oo go,aan a qaadanaysa Xidhiidhka Qarsoodiga ah ee kala dhexeeya Madaxda Maamul Gobaleedyadda Soomaaliya-Akhriso

Nairobi (Horufadhi News)-Sida ay warar hoose nagu soo gaadhayaan Dowlada Kenya ayaa lagu wadaa inay go’aan ka qaadato xiriirka Siyaasadeed ee kala dhexeeya maamul Goboleedyada ka jira Somalia. Xogtu waxa ay tibaaxeysaa in Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya ay si qoto dheer uga wada hadleen qodobkaan, iyadoo Uhuru Kenyatta uu dhigiisa Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo u […]

May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo Wareysi:-Faysal Rooble oo ka shifay sirta Dagaalka Tukaraq ee u dhexeeya Puntland iyo Somaliland-Video

Laascaanod (Horufadhi News)-Wariye Cali Xaraare ayaa Waraysi dhinacyo badan taabanaya Wuxuu la yeeshay Faysal Rooble,  Waxaana Waraysiga diirada lagu saaray Xiisada ka taagan Gobolka Sool ee Puntland iyo Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waxaa Waraysiga lagu soo Bandhigay Arimo badan oo Qarsoon ku waasi oo ku saabsan dagaalkii Tukaraq,  Waxa uu salka ku hayo dagaalku,  […]

May 31st, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo Waftigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Degmadda Xamar Lagu-xidh ee G.Cayn-Video

Buuhoodle (Horufadhi News)-Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C.xakiin Cabdilaahi  (Camey) ayaa maanta waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Degmadda Xamar Lagu-xidh ee gobalka Cayn. Soo dhaweynta Waftiga Madaxweyne ku xigeenka waxaa ka qayb galay maamulka Gobalka cayn oo uu Hor kacayo Gudoomiyaha Gobalka Cayn Maxamed Xasan Faarax Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmadda […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Muuse Biixi oo tababar usoo xidhay Ciidamadii ugu badnaa ee Somaliland, kana hadlay Dagaalka Tukaraq iyo Puntland-Video

Hargeysa (Horufadhi News)-Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad ay ku qalin-jabiyeen cutubyo dhibboo ah oo ka baxay dugsiga tababarka Jadidka ee Darar-weyne, cutubyadaas oo ka mida ciidamadda Somaliland kuwaas oo uu usoo gaba gaboobay Tababar mudo halkaas uga socday. Taliyaha dugsiga Tababarka Jadiidka Darar-weyne ee Ciidanka Somaliland Gaashaanle sare Caamir Siciid […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Qaabkii Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Dalka Kenya-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo booqasho hal maalin qaadan doonta uu ku joogi doono. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya socdaalka Madaxweynaha oo ku soo aaday, xilli magaalada Nairobi ay ku sugan yihiin Madaxweynayaasha maamulada Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland. Madaxtooyada Soomaaliya […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Puntland oo war cusub ka soo saartay Xaaladda Gobalka Sool-Akhriso

Garoowe (Horufadhi News)– Puntland ayaa war-murtiyeed ay soo saartay ku sheegtay in shacabka magaaladda laascaanood ay ku suganyihiin xaalad aad u qalafsan oo ah tacadi ay u gaysanayaan ciidanka Somaliland, taasoo isugu jirta Xadhig, Jirdil, Handadaad iyo Caburin fikir. ( Wuxuuna  u dhignaa sidan.) TIX/001004/2018 May 30, 2018 Dawladda Puntland waxay u sheegeysaa Ummada Soomaaliyeed, Hay’adaha […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Deg Deg:-Cabdixakiim Camey oo ku wajahan Degmadda Xamar lagu-xidh iyo Safarkiisa Buuhoodle-Akhriso

Buuhoodle (Horufadhi News)- Madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland  C.xakiin Cabdilaahi  (Camey) ayaa  kusii jeeda magaalada Buuhoodle ee xarunta gobalka Cayn, waxaana uu saqdii dhexe ee xalay ka baxay magaalada  Garoowe. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Safarkiisa Xiligan oo ku tagayo Gobolka Cayn, Iyadoo Puntland  ay Xiisad dagaal oo kala dhaxaysa Somaliland ay ka taagan tahay Gobolka […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Laascaanood odayaasha Degmadda Yagoori oo taageero u muujiyey Somaliland-Video

Laascaanood (Horufadhi News0)-Qaar kamid ah Odayaasha Deegaanka Yagoori ee Gobalka Sool oo warbaahinta shalay la hadlay ayaa sheegay in ay si buuxda u taageersan yihiin Somaliland isla markaana ay garab taagan yihiin Ciidamadda Somaliland ee jiida hore ka dagaalamaya waa sida ay hadalka u dhigeene. Odayaasha ayaa sheegay in ay ka go,an tahay isla markaana […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xidhnaa Xabsiyada Liibiya oo Saaka dib loogu celiyay Dalkooda Hooyo-Akhriso

Muqdisho (Horufadhi News)-Waxaa Saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad siday illaa 165 dhalinyaro Soomaali ah oo ku xayirnaa dalka Libiya, kuwaasoo tahriib ahaan ku galay dalkaas, si ay uga sii gudbaan dalalka Yurub. Dhalinyaradan oo ah qeybtii u dambeysay ee laga soo daabulo dalka Libiya ayaa ka dambeysay dadaalo […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Muuse Biixi oo sheegay in Gaas uga baxay 3 qodob oo ay ku ballameen ka hor Dagaalka-Akhriso

Hargeysa (Horufadhi News) –Madaxweynaha maamulka Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa saxaafadda u soo bandhigay saddex qodob oo ay Maraykanka iyo Qaramada Midoobay ku dhexdhexaadiyaan Somaliland iyo Puntland oo uu ka baxay hoggaamiyaha Puntland Cabdiweli Maxamed Gaas, sida uu sheegay. Madaxweyne Biixi oo Saxaafadda kula hadlay mar sii horaysay Hargeysa, wuxuu Mr. Gaas ku eedeeyay […]

May 30th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...