|

Daawo- Casharo Diini ah: Rag iyo Dumar Taariikhda Raadeeyey-VIDEO.

Assalamu Calaykum

Ramadan Mubarak meel kasta oo aad joogtaan.

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas . Fadalan ka faa’idayso hadaad awood u leedahayna sii gudbi si aan ajarka noola wadaagto.

HALKAN KA DAAWO…..

Mahadsanidin

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61462

Posted by on May 18 2018. Filed under diinta, wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ALLOW kii roon reerka u reeb.
  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa