|

Daawo:-Cali Khaliif oo Hargeysa kaga qayb galay shir lagaga arrinsanayo Dagaalka Tukaraq-Video

Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi Ayaa xalay oo bishu ahayd 16 May 2018 iskugu yeedhay shir-weyne ka kooban Madaxda maanta talada haysa iyo madaxdii hore, Saddexda Xisbi ee Somaliland, Shir-guddoonka Labada Gole ee Baarlamaanka iyo Xubo kale oo uu ka mid ahaa Dr. Cali Khaliif Galaydh Madaxwaynihi Khaatumo ee Heshiiska la galay Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kulankan ayaa Looga arinsaday Xaaladda Colaadeed  ka taagan iyo in midaysan laga yeesho dhammaan duruufaha Somaliland maanta ku gadaaman. Waxaana shirkaasi markuuu Xalay Qabsoomay maanta Warbaahinta la hadlay Qaar kamid ah Xubnihii ka qayb galay.

Waxay sheegeen inaanu Dagaalka Tukaraq ahayn mid u dhexeeya Laba Qabiil, “Tukaraq iyo Xuduudkeena waxaa difaacaya dadkii u dhashay deegaanka”.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61458

Posted by on May 17 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?