|

Daawo. Xubno ka socda maamulka Somaliland oo jiida dagaalka soo gaadhay & deegaanka Tukaraq-Video.

Xubnahan ayaa isugu jira barlamaan iyo wasiiro waxayna u yimaadeen goobihii dagaalada darani ka dhaceen shalay. Waxayna sheegeen inay isdaafacayaan sideey sheegeen weeyee.

HALKANKA DAAWO…

Xiisada labada maamul ayaa cirka isku sii shareeraysay ka dib dagaalkii ba’naa ee shalay.

Horufadhi

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61398

Posted by on May 16 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo. Xubno ka socda maamulka Somaliland oo jiida dagaalka soo gaadhay & deegaanka Tukaraq-Video.”

  1. imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican u daawada hubkii la idinka qabsaday tv star tv horn cable aya ceebtini so dhigay

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...