|

Daawo- Muuse Biixi oo isugu yeedhay xisbiyo ,Odayaal iyo baaqa Dagaalka oo aysan u kala-hadhin-Video.

Sadexda xisbi ee maamulka Somaliland ayaa isu raacay inay colaadan noqonayso mid ku bahoobaan, waxayna ugu baaqeen dhamaan taageerayaashooda inay dagaaalka dhinac ka raacaan.

HALKAN KA DAAWO….

Waxa baaqani ku soo beegmay ayadoo dhawaan ay jireen khilaafyo u dhexeeyey maamulka Xukuumada Muusa Biixi iyo beelaha Xisbiga wadani leh, oo haatan uu muuse biixi ugu yeedhay inay dagaalka ka qayb qaataan taasoo ay soo Ajiibeen.

Dhanka kalena warsaxafaadeed uu Muuse Biixi soo saaray ayuu ku baaqay in la iska bogsiinayo wuxuu ugu yeedhay Xanaftii doorashada hadana loo baahan yahay isu hiilin iyo is daafaicid

Odayaasha iyo Beelaha iyo dhamaan xisbiyada uu shirka u qabtay Muuse Biixi ayuu u sheegay in loo baahan yahay in xukuumadiisa lagu garab siiyo wuxuu ugu yeedhay”Difaaca xuduuudaha”.

Sidoo kale waxa ka mid ahaa dadka kulankan yimid Ali Khaliif Galaydh madaxweynihii maamulkii Khatumo la galay Hargaysa, Daahir riyaale , Saleebaan Gaal iyo xubno kale.

Horufadhi.com

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61406

Posted by on May 16 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ALLOW kii roon reerka u reeb.
  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa