War deg deg ah: Dagaal culus oo ka Qarxay Aaga Tukaraq.
Xabada ayaa si weyn looga maqlayaa Agagii ay isku horfadhiyeen ciidamada maamulada Puntland iyo SOmaliland, dagaalka ayaa u eg mid culus.
Wararku waxay sheegayana inuu sadex Garjaho ka wada bilowday dagaalku.
Faah faahinta isha ku hay Horufadhi
Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61335