|

Taliyaha ciidanka maamulka Somaliland oo xaqiijiyey dagaalka Eedna ujeediyey PL & Wararkii ugu danbeeyey.

Nuux Taani oo ah taliyaha ciidanka maamulka Somaliland ayaa sheegay in dagaal culus lagu soo qaaday ciidamadooda isla markaana wuxuu sheegay inay wadeen abaabul xoogan. Wuuxu sheegay Nuux Taani in dagaalku yahay mid culus.

Balse wuxuu diidey faah faahin iyo inuu sheego khasaaraha dagaalka. Hada waxa wararku sheegayaan in dagaalku yahay mid culus xabaduna aad ugu dhawaatay deegaanka Tukaraq oo ilaa hada dagaalka  xudun u ah.

Dhaawacyo ayaa la kala gaadhsiiyey Laascaanood iyo Garoowe. Khasaare lixaadleh ayaa labada dhinacba laga soo sheegayaa, walow anaan hayn faah faahin masuuliyadeed.

Horufadhi isha ku hay

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61345

Posted by on May 15 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...
  • Abdi: Dad beri hore aroos lagu xeraystay ayuu ka sheekaynaya.
  • Abdi: Intaasina waxay ahayd bakh bakhdii iyo beentii Puntland ku caanamaali jirtey.
  • Abdi: Runtu waxay tahay: Guddoomiye Gobol oo isu haysta inuu yahay “Madaxweyne Wadan” waxay ka dhigan...