|

Daawo:-Taliyaha Ciidamadda Somaliland oo ka hadlay Dagaalka ,Khasaaraha kasoo gaadhay iyo sidii loo soo weeraray-Video

Taliyaha Ciidamadda Maamulka Somaliland Gen Nuux Taani ayaa ka hadlay dagaalkii Saaka  ka dhacay Tukaraq waxaana uu eeda dusa ka saarayn oo sheegay in ay soo weerareen Ciidamadda Maamulka Somaliland isaga oo sheegay in uusan dagaalkaas khasaare ka soo gaadhin waxaana uu beeniyey in Puntland uga adkaatay dagaalkii Saaka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61353

Posted by on May 15 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...
  • Turab: Bismillaah “Dawladi, waa heshiis shacab”, Hargeysa waxa ka taliya, ma aha dawlad ee waa xukun ku...