|

XOG:-imaaraatka Carabta oo Lacag badan ku bixinaya shirka Baydhaba iyo Madaxda Maamul Gobaleedyadda-Akhriso

Dowladda imaaraatka Carabta ayaa qarash badan ku bixineysa shirka madaxda maamul goboleedyada dalka uga furmaaya Baydhabo berri.

Safaaradda imaaraatka ay ku leeyihiin Kenya, oo kaashaneysa Axmed Madoobe, ayaa la rumeysan yahay in ay lacag dhowr milyan oo doolar ay u qeybisay madaxda maamul goboleedyada si ay xiriirka ugu jaraan dowladda federaalka Soomaaliya, kaasi la filayo inuu noqdo go’anka kasoo baxaya shirkja.

Madaxweyneyaasha Jubba Land iyo koofur galbeed, ayaa qorshahan kasoo dhammeeyay imaaraatka kadib markii toddobaadyadii ugu dambeeyay ay booqasho ku tageen Dubai.

Madaxda ayaa loo ballan qaaday lacag dheeraad ah haddii shirkooda ay kasoo saaraan go’aamo ka dhan ah dowladda dhexe, wayna ogolaadeen, sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61279

Posted by on May 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ALLOW kii roon reerka u reeb.
  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa