|

Daawo Wareysi:-Nin 41 Sano ka maqnaa Qoyskiisa oo hadda Garoowe laga helay kadib markuu galay Dagaalkii 77-Video

Maxamed Cabdi Xuseen Waa nin la wayaay dagaalkii 1977 ,Xiligaas uu socday dagaalki u dhexyaay Somaaliya iyo Dowladda Etoobiya ,eheladda Maxamed oo Daljir soo booqday maanta ayaa sheegay in ay heleen 41 sano kadib.

Cabdulaahi Cabdi Xuseen oo ah walaalka Maxamed Cabdi xuseen ayaa isago Warbaahinta la hadlayaay ,wuxuu sheegay in 41 sano kadib uu arkay sawirka walaalkii Maxamed oo wakhtigaas ugu dambeysay,isago sheegay inay u sahashay inay arkaan Baraha bulshadda oo lagu faafiyaay sawirkiisa.

Wuxuu sheegay in ay aad ugu farxeen 41 sano kadib in ay arkeen oo ay ka arkeen facebook,isago sheegay in aysan wali helin balse ay ku rajaweynihin maadama uu noolyahay inay arkaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61284

Posted by on May 14 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...