|

Daawo:-Waxgarad iyo Aqoonyahano Muqdisho uga shiray sidii Buuhoodle looga hirgelin lahaa Wado Laami ah-Video

Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada iy Waxgaradka kasoojeeda Deegaanada SSC ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Munaasabad Qadosharaf ah u sameeyey Prof. Ismaaciil Diiriye Gama’adiid iyo Eng. Axmed Xaashi Cabdalla oo dalka dib ugu soo laabtay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xog iswaraysi iyo Kala Warqaadasho kadib waxaa laga dhagaytay Warbixin ku aadan Barnaamij Horumarineed oo ay kawadaan Deegaanka oo lagu Magaacabo Buuhoodle Support Group Qorshihiisuna Yahay Sidii Buuhoodle Loogu Samayn lahaa Waddo Laami ah oo Kuxirta Gobolada kale Ee Dalka.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61245

Posted by on May 13 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Waxgarad iyo Aqoonyahano Muqdisho uga shiray sidii Buuhoodle looga hirgelin lahaa Wado Laami ah-Video”

  1. Ibrahim X Dh. Adam

    scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo ha noqoto, dibu dhis ha noqoto, nabadayn ha noqoto, waxaan leeyahay wadadii saxda ahayd waa la qaaday yaan laga baydhin. insha allah.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Waxa Alle mahadii ah mar haddii iclaamkii adduunku ay xuseen, dadka Somaliyeed ee xuquuqdooda lagu...
  • ahmed: khaatumo khiyaano waa tan joogta Hargaysa maxay fiilaal cayaaraan waaba la haysaaye. yaad la ciyaaraysaan ma...
  • ahmed: horta mirow midh aan kuu sheego waxaa ciidamadaan lo qarin waa in aad ku quusatid cidanka jooga Tukaraq waa...
  • ahmed: Horfadhi ilaah baan idin ku dhaarshay bal eega dadkiinaan sida aad u fakaraysaan oo aan inama caqli ku jirin...
  • Abdi: Sababta rasmiga ah ee ka dambeysa maqaalkan waa in la cadeeyo in dawlado shisheeye, sida Jabouti, ay safaarado...