|

Daawo- Sida ay u shaqayso Hay’ada hawada Soomaaliya iyo waxa gudaha ka soconaya-VIDEO

Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee maamulka Hawada Soomaaliya, si uu ugu kuur galo howlaha muhiimka ah ee xaruntaasi ay u heyso shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasaiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar), ayaa Ra’iisul Wasaaraha kusoo dhaweeyay xarunta dhexe ee Maamulka Hawada Soomaaliya oo ku taalla gudaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusman.

Wasiir Oomaar ayaa uga warbixiyay Ra’iisul Wasaaraha sida howsha ay u wadaan howl-wadeennada iyo maamulka xarunta Hawada Soomaaliya, kuwaas oo horumar badan sameeyay tan iyo markii Maamulka Hawada dalka loosoo wareejiyay Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa shaqaalaha iyo maamulka kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan howsha muhiimka ah ee ay u hayaan dawladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

HORUFADHI

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=61091

Posted by on May 10 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Murjin: Duqa Caliya doormat samba ahaa ayaa la doorman Yuu dudin hee
  • Hirad: Kkkkk miskiin cali ciise waan ka naxay wuu ooyay
  • Ali yusuf: Wasirka deface ee UK ee somaliland yimid
  • Ali yusuf: Sodigi cadalada waday horufadhi away wssirki deface ee somaliland yimisd
  • Abdi: Tollow, miyayan haween kani rag u tashadda lahayn? Mise rag iyo dumar waa wada qaran jab?