|

Daawo:-Kacdoon ay waddaan Haweenka Warbaahinta Soomaaliya ka shaqeeya oo ka socda Muqdisho-Video

Gabdha suxufiyiinta ah ee ugu caansan wariyayaasha Muqdisho ka hawlgala ayaa kasoo muuqday kulan lagu cambaareeyey war kasoo baxay gabadho kale oo suxufiyiin ah.

Gabdhaha ku shiray Muqdisho ayaa sheegay in arintu tahay sharaf dil loo geystey gabdhaha Soomaaliyeed Warbixin lagu baahiyey BBC-da taasi oo lagu sheegay in Hablaha Soomaaliyeed Marka ay shaqo Raadsadaan la kulmaan kufsi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Gabdhaha Soomaaliyeed maaha wax sharaftooda mashruuc lagu raadsado” ayay tiri Nasra Bashir Ali oo katirsan warbaahinta Dawlada.

“Arintan waxaa qoray rag aan naqaan oo hebel iyo hebel odhan karo kuwaasoo gabadha u adeegsadey inay ku dhawaaqdo, tan kale daraasadan markii la samaynayey waxaan ogaaney in warqadaha iyagu buux buuxsadeen oo cidna aysan waraysan”, ayay tiri Nimco Hassan oo ka tirsan NUSOJ.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=60767

Posted by on May 3 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Kacdoon ay waddaan Haweenka Warbaahinta Soomaaliya ka shaqeeya oo ka socda Muqdisho-Video”

  1. Hadalka gabdhuhu sheegeen run buu u egyahay. Nimanka barnaamijka diyaariyey babdho may waraysan, ee gurigooda ayay waraaqaha la tageen oo buuxsadeen. Waana xaal qaldan. Sida haloola socdo.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: ALLOW kii roon reerka u reeb.
  • Abdi: War beenta iyo beenwaaska ha layska ilaaliyo, waayo dad muslim ah baynu nahay, bil Ramaddaan baynu ku jirna....
  • ali yusuf: imisa Ayaan lahayn putland ma adkaysan kartiin ee jamhuriyada barakaysan ha isku doon doonanina. si fican...
  • Ibrahim X Dh. Adam: scww, maasha allah, maantuun baan is leeyahay taladii waa la helay, in horumar loo jeesto, waddo...
  • Dhaqane: Lama sii daayeene boqor buur madow baa wadada loo banaynayaa