Home » April 29th, 2018 Entries posted on “April, 2018”

Daawo:-Fadeexaddo iyo ceebo waa weyn oo dul hogganaya Xisbiga Muuse Biixi ee Somaliland-Video

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa Maanta Dhaliilihii Ugu Cuslaa u Jeediyey Xukuumada Somaliland ee uu Madaxda ka Yahay Muuse Biixi iyaga oo ku Dhaliilay inuu Cid Gaar ah Siiyey Mashiircdii Somaliland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Madaxwaynaha Maamulka Somaliland  ayaa Mudooyinkii ugu Danbeeyey Wajahaya Dhaliilo Culus oo is Daba Joog ah kuwaas oo […]

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Xulka Tanzania oo ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika, kaddib markii laga badiyay xulka Soomaaliya-Akhriso

Ciyaartan oo aheyd mid xiiso laheyd ayaa 10 kii daqiiqo ee u horeeyay waxaa hakiyay roobab xooggan oo da’ayay, waxaana ku dhowaad nusa saac ay aheyd mid la joojiyay ciyaarta. Hase ahaatee markii roobka istaagay ayaa garoonka la isku soo laabtay, isla markaana ciyaarta la sii waday, waxaana ciyaartoyda 17-jirada Soomaaliya ay muujiyeen dadaal ay […]

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Laascaanood roobab xooggan oo maasheeyay iyo shacabka oo ka hadlay-Video

Roobab xooggan ayaa maanta maasheeyay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka e xarunta Gobalka sool,shacabka magaalada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad ugu diirsadeen roobabkan lixaadka leh. HALKAN KA DAAWO VIDEO

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Haweenay iska umulisay kadib markii ay Youtube-ka ka daawatay sida loo dhallo-Video

Daawadayaasha qiimaha badan ee Horufadhimedia waxaa ku wargalinaynaa in ay mar kasta kuwooda aan Chanelka ama Barta Youtube aan ku leenahay isla markaana ay ka baxaan wararka caalamka aan qaybta webka aan ugu soo bandhigi doono isla markaana ay halkan si fudud ugala socon karaan wararka caalamka oo dhan. HALKAN KA DAAWO VIDEO

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya oo booqashadiisa u horeysay ee dibadda ah ku tagay Jabuuti-Video

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Jabuuti, taasoo ah booqashadii u horeysay oo dibadda ah, tan iyo markii dhowaan loo magacaabay xilkan. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ah mid ballaaran oo ay qeyb ka yihiin Wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa iyo qaar ka mid ah Madaxweynayaasha […]

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo Muuse Biixi daba dhigtay soona Bandhigay Sababta ka dambeysa Xadhiga Boqor Buur-madow-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan Cirro ayaa soo bandhigay Sabab layaab leh oo uu sheegay in loo xidhay Boqor Cismaan Maxamed Buur-madow. HALKAN KA DAAWO VIDEO Cirro ayaa sheegay inaanu Xadhiga Boqorlku salka ku haynin Safarkii uu ku tagay Puntland, Wuxuuna sheegay in loo xidhay Muran ka dhexeeya Xisbiga Kulmiye dhexdiisa, Taasi oo Salka ku haysa […]

April 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Buuhoodle Warbixin ku saabsan Deegaanka Maroodi jeex iyo Horumarka ka socda-Video

Deegaanka Maroodi Jeex oo Kamid ah Deegaanada Cusub ee Dhawaan La aas aasay ayaa Haatan Waxaa Laga Dareemayaa Isbedel Dhinaca Horumarka ah oo Bulshada Deegaankaasi Kunool ay Wadaan Xiligan Loona Baahan yahay in Taageero Loo Fidiyo.   HALKANI KA DAAWO VEDIO   Deegaankaasi ayaana Xiligan Waxaa Ka soconaya Dhismaha Misaajid Balaadhan Kaasi oo ah Mid […]

April 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo kulan deg deg ah ka leh xaaladda adag ee ka taagan Gobalka Hiiraan-Video

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir looga arinsanayo fatahaada Wabiga Shabelle iyo saameynta uu ku yeeshay magaalada Baladweyne. Shirkan magaalada Muqdisho ka furmaya waxaa ka qeyb galaya R/Wasaare Kheyre iyo kuxigeenkiisa, Xildhibaano, Xubno katirsan Guddiga kahortaga Musiibooyinka iyo qaar kamid ah Hay’adaha dalka ka howlgala. HALKAN KA […]

April 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo eedihii ugu cuslaa ku hurgufay Muuse Biixi iyo arrimaha naxdinta leh ee ka taagan Hargeysa-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaadirka ah ee Wadani C.raxmaan Cirro oo maanta Shirjaraa’id ku Qabtay magaalada Hargeisa ayaa eedaymihii ugu Cuslaa u jeediyey Xukuumadda Kulmiye. HALKAN KA DAAWO VIDEO C.raxmaan Cirro ayaa wuxuu diirada saaray Wuxuu kusoo Arkay Suuqyada magaalada Hargeisa iyo Waraysigii uu la yeesho Shacabkii kala duwanaa, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay Sida uu Muuse […]

April 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

GAALKACAYO:-Masuuliyiin Caan ah oo Qarax lagu dilay, Wararkii u dambeeyay-Akhriso

 Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay qarax uu fuliyay qof isku soo xiray waxyabaaha qarxa sida ay noo xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah , wararka ayaana intaas ku daraya in khasaaraha ka dhashay qaraxaan uu isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaan ayaa ka dhacay halka lagu magacaabo Jiire Cabdilaahi Yuusuf waxaana […]

April 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...