|

Daawo:-Laascaanood Caaqil sheegay in wasiirka Biyaha Maamulka Somaliland uusan dhalin Cali Koore iyo waxa dhacay-Video

Caaqil Hurre caalin oo kamid ah Waxgaradka magaalada Laascaanood ayaa si Ba’an u weeraray Wasiirka Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore.

“Ninka la yidhaa ina Hubane, ee sheegta ina Cali koore inuu Aabihii Aami waayey, waxaanu leenahay Ceelka aad isku Sawirtay ka talin maysid oo waxba ka qaban maysid, Jaamac Siyaad dhulkiisa Cidna kuma Maamuli karto,” Ayuu yidhi Caaqilka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale Wuxuu Fariin adag u diray  Hogaamiyaha Somaliland   “Hadaad Jaamac siyaad Kiciso, Yoocada aad leedahay waanu gaadhaynaa, Bal Cawaaqibka kasoo baxa ayaanu eegnayaa “

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=60034

Posted by on Apr 17 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Duul Allaw, maxaa ka khuseeya Sacuudi, oo adduunkii muslim iyo muslim ma ahe laga yaabay...
  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...