|

Daawo Wareysi:-Maamulka Puntland oo Gudoomiye Degmo usoo magacaabay Laascaanood xili Maamulka Somaliland ka arriminayo Sanado badan-Video

Maamulka Puntland ayaa guddoomiye degmo u magacowday magaaalada Laascaanood, oo Mudo dheer ay gacanta ku hayso Somaliland.

Wareegtada waxaa Ku saxiixan Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ahna siihaya xilka Madaxweynaha Eng C.xakiim Xaaji cumar Camey.

Cabdiqani Makhtal Maxamed oo Xilkan loo magacaabay wuxuu ka mid ahaa Weriyayaashii hore ee ka howlgali jiray Warbaahinta Soomaalida, Wuxuuna isagoo ka hadlayey Xilka loo magacaabay ayuu sheegay in la joogi xiligii Laascaanod iyo guu dhaanba gobolka Sool ay usoo ceshan lahaayeen Talladooda, Wuxuuna sheegay inay Puntland hada usoo jeesatay gobolka sool.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dhowaan Puntland ay qaybo kamid ah gobolka Sool  ay ka Bilowday dhaq-dhaqaaq ciidan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=59644

Posted by on Apr 9 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo Wareysi:-Maamulka Puntland oo Gudoomiye Degmo usoo magacaabay Laascaanood xili Maamulka Somaliland ka arriminayo Sanado badan-Video”

  1. war reerku miyaanu ahayn kuwi ka cararay tukaraq maxad beenta ugu maawelinaysan . dhaqdhaqaaqa aad ku shegaysid ee khiyaaliga ah may ku xoreeyan tukaraq. waxay la mid tahay sanadihi ay lahayen lascanod ayaan dhaqdhaqaaq ka wadna kkkkkkkkkkkk ala reerku fulaysana

Leave a Reply

Recently Commented

  • Hirad: Kkkkkkl
  • Abdi: Tukaraq soo ma buuxsanto haddii todoba billood ciidan iyo saad labadda dhinac ku soo gurayeen. Waxa wacan in...
  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....