|

Daawo:-Somaliland Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku arkay Nin Farmaajo u eg iyo waxa kala qabsaday-Video

Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland ayaa Sheegay inuu Magaalada Hargaysa uu ku Arkay nin uu u Maleeyey Madaxwaynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal oo ka Hadlayey Xaflad Lagu Marti Qaaday ayaa aad uga Qosliyey Dadkii Goobta Fadhiyey Waxaana uu Dadka ugu Baaqay inaysan ninkaas Moodin Madaxwayne Farmaajo.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=59377

Posted by on Apr 3 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Somaliland Faysal Cali Waraabe oo Hargeysa ku arkay Nin Farmaajo u eg iyo waxa kala qabsaday-Video”

  1. Miskiin! Wuxu ku riyooday Madaxweyne Farmaajo oo Hargeisa dhex maraya. Markaas buu shactiro ka dhigaya.

Leave a Reply

Recently Commented

  • Turab: Bismillaah Duul Allaw, maxaa ka khuseeya Sacuudi, oo adduunkii muslim iyo muslim ma ahe laga yaabay...
  • Abdi: ISKA HADLOW INA IGARRE. SOMALILANDEEY MARNA TAAGTA MARNA TAMARTA.
  • Abdi: Iska hadlow INA IGARRE. Marka la eego xawligii ay ku socotay, Puntland meel roon bay maanta joogi lahayd haddii...
  • Abdi: HAMBALYO iyo BOGAADIN baanu hawada u marinayna madaxda gobolladda ee ka biyo diiday “WarmurtiyeedkaR...
  • Abdi: Rag waaweyn oo madax u ah ummad Soomaaliyeed ayaa afar casho shir u fadhiyey. Waxay soo bandhigeen bakh iyo...