|

Daawo:-Xiisad Dagaal oo ka soo cusboonaatay Deegaanka Tukaraq iyo Maamuladda Puntland iyo Somaliland oo-Video

Wararka ka imaanaya deegaanka tukaraq oo ka tirsan Gobalka Sool ayaa sheegaya in xaaladda deegankas ay tahay mid kacsan kadib markii ay ciidamo badan oo ka duwan sidii hore soo dhoobeen Maamuladda ku hardamaya ee Puntland iyo Somaliland,Shacabka deegaanka ayaa iyagu ka barakacaya deegaanka kadib markii xiisaddan soo cusboonaatay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xiisaddan ayaa kusoo aadaysa xili xubno ka tirsan Maamulka Puntland oo Xildhibaano u badan iyo saraakiil kale ay ku hoyanayen Deegaanka si ay dhoola tus siyaasadeed iyo xiisad dagaal u tusaan Maamulka Somaliland oo isagu deegaankaas gacanta ku dhigay bilo ka hor kadib dagaal aan dhiig ku daadan oo Puntland kaga baxday Halkaas.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=59212

Posted by on Apr 1 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

2 Comments for “Daawo:-Xiisad Dagaal oo ka soo cusboonaatay Deegaanka Tukaraq iyo Maamuladda Puntland iyo Somaliland oo-Video”

  1. Anagu hadaan nahay Shacabka reer Somaliland dagaalkaasi ma taageersanin mana doonayno in dhiigga dadkeena loo daadiyo si maalaa yacni ah , adeer Ciidanka kala qaata oo mid kastaaba dantiisa ha raacdo kana daaya maxasta reer miyiga labada dhan ee aad qixinaysaan.

  2. Doorashada gaas baa lagu maaweelinayaa dagaal maadaama uu dhan walba u fashilmay Kklkkk

    Adeer masaakiinta ha galaafan

Leave a Reply

Recently Commented

  • Hirad: Kkkkkkl
  • Abdi: Tukaraq soo ma buuxsanto haddii todoba billood ciidan iyo saad labadda dhinac ku soo gurayeen. Waxa wacan in...
  • Murjin: \qurun Qaatumo, kolba dhan aa la jiraa, wax lee soo kordhin faysal dhurwaa iyo cali ordaaye.
  • jama raabi: waxaan u arkaa amuur lagu farxo in madaxweyne farmaajo la kulmo faysal caliwaraabe iyo prof. cali khaliif...
  • Abdi: Md. Farmaajo waa madaxweynaha Soomaaliyeed. Prof. Cali Khalif Gallaidh waa Madaxweynaha Mamulka Khatumo State....