Home » March 29th, 2018 Entries posted on “March, 2018”

Daawo:-Shirkadda DP World ee Imaaraadka oo Deked cusub ka dhisaysa Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Madaxa ugu sareeya Shirkadda oo gaadhay-Video

madaxa Shirkada DP World Ayaa Booqday Dekado ku yaala wajaale Iyagoona Sheegay inay halkaasi maal galin ku samayn Doonaan. waxay Booqdeen Dekada Qalalan Ee Wajaale waxana Wehelinayey Madaxa Dekadaha Maamulka Soomaliland  oo safarklani kula Jirey. HALKAN KA DAAWO VIDEO

March 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Xildhibaano Taageersan Jawaari oo ku dhawaaqay in uu jabay Mooshinkii laga keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka-Akhriso

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo caawa ku shiray Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay inuu sharci ahaan uu jabay mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari, kaddib markii ay dhamaatay mudadii 10-ka maalmood ee uu soo jeediyay Aqalka Sare oo ka bilaabaneysay 18 bishan illaa 28 bishan. Shir jaraa’id oo la qabtay markii kulanka soo dhamaaday […]

March 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Wararkii Caalamka ee Horufadhimedia iyo Imaaraadka iyo Qatar oo Madaxa iskula jira,Khilaafkii ugu cuslaa-Video

Daawadayaasha Qiimaha leh ee Shabakadda Horufadhimedia.com waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa wararkii clamka falanqeyntii iyo wararkii Diblamaasiyadda ee aad uga barateen Chanelka Horufadhmedia Tv waxaana dawaadayaasha aysan u suurta galin in ay halkaas ka daawadaan si taxane ah ugu soo galin doonaa webka Horufadh.com HALKAN KA DAAWO  PART 1 HALKAN KA DAAWO PART 2

March 29th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Shaqaalihii Hawadda Soomaaliya oo maanta Dalka kusoo laabtay kadib mudo gaadhaysa 27 sano kadib iyo Sida wax u dhaceen-Video

Qaar ka mid ah shaqaalihii ka shaqeynayay Hay’adda maamusha hawada Somaliya ee ICAO ee magaalada Nairobi ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho si ay hawlahooda uga bilaabaan caasimada dalka. Wasiirka duuliska Hawada ee xukumada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo horkacayay mas’uuliyiin soo dhoweysay shaqaalahan oo tiradooda lagu sheegay inay gaareysay 34 ayaa sheegay in […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Kufsiga Haweenka oo faraha ka baxay Deegaanada Maamulka Puntland iyo waxa ka dhacay Garoowe-Video+Warbixin

Magaalada Garoowe iyo guud ahaan deeganada maamulka Puntland ayaa waxaa dhawaanahan si balaadhan igu soo badanaya deegaanada kaas oo ah Kufsiga oo deegaankaas caan ka noqday ,kufsiga ayaa hada sare u kacay isaga oo gaadhay heer ilaa qabiiladu aanooyinka ay iskiugu kala aaraan. HALKAN KA DAAWO VIDEO

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Dalka Shiinaha iyo Warbaahinta Horufadhi oo xog ka heshay-Video

Dowladaha Shiinaha iyo Kuuriyada Waqooyi ayaa shaaciyay in Kim Jong Un Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi booqashadii ugu horeesay isaga oo Madaxweyne ku tagay dalka Shiinaha . Booqashada Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa aheyd mid qarsoodi ah oo laga qariyay Warbaahinta iyo shacabka, Waxa uuna Kim Shiinaha ku tagay Tareen nuuca dheereeya ah, waxaan amaankiisa sugayay ciidamo aad […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Shirkii Golaha Amniga Qaran oo u baaqday Khilaafka Baarlamaanka iyo Xukuumadda ka dhextaagan darteed-Akhriso

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee lagu waday in maanta oo taariikhdu tahay 28 bisha Maarso ka dhaco magaalada Baydhabo ayaa baaqday, iyadoo loo sababeynayo khilaafka siyaaadeed ee ka dhex qarxay Baarlamaanka iyo Xukuumadda, kaddib mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari. Inkastoo aan wali si rasmi ah u soo bixin war ku saabsan dib u dhaca shirkan […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Qadar oo dhabar jabisay imaaraadka Heshiis cusubna kula wareegtay Dekedda Suudaan iyo sida wax u dhaceen-Video

Qatar Iyo Suudaan waxay wada saxeexanayaan heshiis lagu dhisayo dekadda ugu weyn badda Cas oo lagu dhisayo qiime dhan 4 Bilyan oo dollar , waxaana la balaadhinayaa Gasiiradda Sawaakin, waxaana iyaguna ka qayb qaadanaya dawlada Turkiga. Suudaan waxay yeelan doontaa 51%, Qatarna 49% waxaana qorshuhu yahay in laga dhigo goob Afrika adeeg jaban loogu fuliyo, […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Dowladda Soomaaliya oo Qaramadda Midoobay u gudbisay dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta kadib Heshiiskii Berbara-Video

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan ayaa ashtako ka dhan wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay isagoo sheegay in Imaaraadka Carabta ay ku xadgudubtay qaranimada dalka Soomaaliya. Danjire Abuukar Baalle oo qudbad u jeediyay golaha ammaanka ayaa ugu horeyntii u mahadceliyay golaha ammaanka iyo madaxweynaha cusub ee […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Daawo:-Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis is afgarad ah gaadhay Xiisadii Baled-Xaawo-Video

Magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya waxaa shalay ka dhacay kulan looga hadlayay xiisada ka dhalatay darbiga dowlada Kenya ka dhiseyso Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo. Kulanka waxaa ka qeyb galay guddiyo Soomaaliya iyo Kenya kala matalayay , waxaana kulankan diirada lagu saaray sidii xal looga gaari lahaa xiisada ka dhalatay bur […]

March 28th, 2018 | Posted in wararka | Read More »

Recently Commented

  • ahmed: Dhuuso ileen af qoyan hadal ma daayo isma maqalo miyaa faysal Faaruq shalay sow adigii cabaadaayey puntland...
  • Abdi: Waa beenawaas nacasoobay. Dhul Puntland cidina ma haysato. Dhulka waxa iska leh Khatumo State. Mr. Camay na...
  • Hirad: Madaxweyna cusub wasiirka warfaafinta soo dhawoow Axmed shide indr
  • Hirad: Dhaqane kaddaab number one Dadka Somalidu hees ka gees waa u free gelis iyo bixis iyo degidba waa dalkoodii...
  • Abdi: Nin abeeso koriyow adiga u aayiye. Xabashi waa abeeso. Ninkii la dhaqmayow waa yeelkadda.