|

Daawo Wareysi:-Muuse Biixi oo aad uga calaa calay Midnimadda Soomaaliya kana hadlay Heshiiska Dekedda Berbara Xasaasi-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Waraysi dhamaystiran oo Telefishinka Horn Cable uu la yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waraysiga ayaa wuxuu kaga hadlay Heshiiskii Shirkadda Dp World ee magaalada Berbera, WadahadalkiI DF Somalia iyo Somaliland, iyo Sidoo kale Go’aankii Dawladda Soomaaliya ay ka qaadatay Heshiiskii Berbera.

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=58265

Posted by on Mar 12 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

Recently Commented

  • Abdi: Timirtii horeba dab loo waaaaaaaa.
  • Abdi: Waxa dhaba in Muuse Biixi Cabdi naf la caari yahay, oo ku jiro “illayn naf gawracayni geed kama...
  • Abdi: Booqashadda haddeer socota waa ciyi waaggii ka beryey.
  • Abdi: Waxaan u sheegaya Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Madaxweynaha iyo Ra’isal...
  • Turab: Bismillaah Cawad iyo kaadka wasaarada arrimaha debeda, maxaa kala haysta. Wasaaradii waxay noqotay, meel...