|

Daawo:-Cali Khaliif“ogaadda weli hadda Somaliland kamaanan mid noqone,waxaan rabnaa Somaliland loo dhan yahay,,-Video

Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlayey shirkii Beesha Maxamed Garaad Bahararsame oo maalintii shalay kusoo dhamaaday deegaanka xidh-xidh ayaa ku celceliyey in aysan wali ku biirin Maamulka Somaliland isla markaana ay heshiisyo aan mira dhal ahayn wad galeen.

HALKAN  KA DAAWO VIDEO

Mr Galaydh ayaa sheegay in ayaa sheegay in ay arrimaha wax ka qabashada xaaluufka degaanka iyo nabad galyadda ay muhiim tahay in cid lagu tiirsanado isaga oo soo qaatay maahmaahdii ahayd,,Buur ahaw ama buur ku tiirsanow,,oo uu uga jeeday waa in Maamulka  Somaliland  aan garabka saarnaa.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=58151

Posted by on Mar 8 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “Daawo:-Cali Khaliif“ogaadda weli hadda Somaliland kamaanan mid noqone,waxaan rabnaa Somaliland loo dhan yahay,,-Video”

  1. Asc. Marka hore waxaa soo dhowayn mudan in reer uu ka tashado arrimahooda oo ayna isfaham ka gaadhaan, lkn shirka qodobadiisa madmadow baa ku jidha. Sababtoo ah shirka laguma taageerin baaqii ISIMADA dhaqanka ee ahaa in bisha April shir guud oo aaya katashi Dhulbahante isugu yimaaddo. Taa beddelkeedana shirku waxa uu taageeray ku biiritaanka SNM ee kooxdii Caynaba. Taageerid keliya maahane waxa uu HAFRAY beelaha Dhulbahante oo lagu yiri waxa ay taageersan yihiin isu dhiibidii Cali isu dhiibay SNM.

    Waxa kale oo lagu yiri shirku waxa uu taageeray midnimada Dhulbahante taas oo MUNAAFIQNIMO cad ah, waayo haddii aysidaa tahay shirku ma taageereen mashruuca fashilmay ee ina Galayr ee waxa uu taageeri lahaa shirwaynaha guud ee la muddeeyey.

    Si kastaba, shirka bisha April la muddeeyey halloo diyaar garoobo haddii Alle idmo. Waa halkaas meesha talada reerku taallaa.

    Gunaanadkii, waxa aan baaq nabadeed u dirayaa beelaha isku laayay ag-agaarka Buuhoodle ee aan labadaba ka dhashay. Wbt

  2. Qurun Qaatumo.

  3. Gabadh khaatumo

    Laba horgal oo docka yeedha baad tihiin

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed: abdi dee masayr ayaa ku haya adeer dalka yaa leh ma idinkaa leh dhulku waa dhul siciid harti leeyahay...
  • ahmed: Abdi/Hirad waxba laydin ka waydiin maayo ssc waayo iidoor ayaad tiheen ama qoliyhii cali khalif ayaad tiheen...
  • Hirad: Kkkkkl Magacyada waa leyska soo qortay kkkk IT era ayaa lagu jiraa i tus oo taabsii Ninkii shalay xasuuqii...
  • Abdi: La yaab malaha. Maamulka Puntland ayaa ku yidhi “Intaas dheh maanta”.
  • Abdi: Waa canaasiirtii reer SSC oo ismagacawday. Reerku meel haw dhaqaajo siyaasaddiisa, ee MUNAAFAQNIMADDA iyo...