|

Daawo:-Ganacsade u dhashay Buuhoodle oo isaga iyo Hanti uu laahaba Maamulka Jubaland Xabsiga dhigay iyo sida wax u dhaceen-Video

Ganacsade maxamud Huunle Oo Kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada ka soo jeeda Buuhoodle ayaa lagu xidhay magaalada Kismaayo isaga iyo Lacag uu watay oo ay maamulka Jubaland ku eedeeyeen in ay tahay mid been abuur ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ganacsadaha la xidhay ayaa ahaa ganacsatada magaalada Kismaayo sanadidii u dambeysay waxaana uu lacagtan ka keenay magaalada Muqdisho intaas kadibna waxaa garoonka xoog kagala wareegay isagana xabsiga dhigay ciidamadda Maamulka Jubaland.

 

Short URL: http://horufadhimedia.com/?p=58081

Posted by on Mar 6 2018. Filed under wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Daawo:-Ganacsade u dhashay Buuhoodle oo isaga iyo Hanti uu laahaba Maamulka Jubaland Xabsiga dhigay iyo sida wax u dhaceen-Video”

  1. Qurun Qaatumo, kani maaha ganacsadde ee tuug waaye raba inuu masaakiinta xoolahooda dhaco, hala mariyo xadka!

Leave a Reply

Recently Commented

  • mohamuud: soomaalidu waa caddow carabtuna waa walaalaheen?
  • mohamuud: iibsashada licence ka
  • mohamuud: war dadka waxba uma haysaane xaraash macnahheda malaha ma garanaysaan 20% hadii laina siiyo faaidaan qabnaa...
  • Rasta buuni: Ok
  • Turab: Bismillaah Hey`adan, waxan ay iska qortay, xaga Somaliya 99.9% waa mala awaal. Ilaa dawladii Carta, waa...